إعدادات العرض
Fiqiga Akhlaaqda
Fiqiga Akhlaaqda
1- Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waaway?
2- Hadii Qofku Ilaahey darti u jeclaado Walaalkiisa Muslimka ah ha u sheego inuu jecel yahay
3- ka fogaada toddobada lagu halaagsamo
5- Ilaahay wuxuu faray in shay walba loo ixsaan falo
6- ha caroon
8- Waxaan idiinka digayaa malaha, waayo maluhu waa warka
9- Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kulanto Walaalkaa Waji furan
10- Ma aha kan xooga lihi kan dadka legda, ee kan xooga lihi waa kan naftiisa hanta markuu caroodo
11- Qofka khayrka dadka tusa wuxuu leeyahay ajar la mida kan khayrkaa sameeyey ajarkiisa
13- Qofka Ilaahay iyo Maalinta Qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha iska aamuso
14- Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto
15- Ilaahay Ragga wuxuu ugu neceb yahay Gar maqaataha dooda badan
17- Xishoodku iimaankuu ka mid yahay
19- Ilaahay waa jecel yahay Adoonka taqiga ah oo qaniga ah ee qarsoon
21- Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa
22- Qofka Muuminku wuxuu ku gaaraa akhlaaq wanaagiisa darajada qofka Sooman ee Salaad u taagan
23- waxaa idiinku ikhyaarsan kuwa idiinku akhlaaq fiican
24- Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo
25- Wax fududeeya oo ha adkaynina, oo bishaareeya oo dadka ha cayrinina
28- Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada )
32- Yaanu eegin ninku cawrada nin kale, Haweenayduna yaanay eegin cawrada naag kale
34- Qofka si ula kac ah been iiga sheega, ha u diyaar garoobo booskiisii uu naarta ka fariisan lahaa