إعدادات العرض
Wacdiga iyo Waanacada
Wacdiga iyo Waanacada
1- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
3- Waar hooy ma idiin sheegaa dambiyada kuwa ugu waaway?
4- Dambiyad waawayni waa: Ilaahay oo loo shariik yeelo, Waalid caasiga, Naf la dilo iyo dhaar badanaha
5- ka fogaada toddobada lagu halaagsamo
6- Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
9- Qofkastoo idinka mida Janadu waxay uga dhowdahay suunka kabtiisa, Naartuna waa la mid
10- Naarta waxaa lagu wareejiyey shahawaat, Janadana waxaa lagu wareejiyey wax naftu kahanayso
11- Labo Qof oo Muslima hadii ay seefohooda isu qaataan, kii wax dila iyo kan la dilaba Naartay galayaan
12- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
13- Ilaahay ma eegayo Sawiradiina iyo Xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa Quluubtiina iyo Camalkiina
14- acmaashu waa niyada uun, Qof kastana wuxuu niyeystay uun buu leeyahay
15- Rag ayaa si xaq daro ah ugu takri fala xoolaha Ilaahay, Naar ayey leeyihiin Maalinta Qiyaame
17- Ugama tegin gadaashayda fitno Ragga uga daran Dumarka
18- Axad idinka midihi ma rumayn ilaa uu iga jeclaado waaridki, caruurtiisa iyo dadka oo dhan
27- Ummaddayda dhamanteed waa laga cafin dambiyada kuwa xumaanta muujista maahee
32- Waxaa la keenidoonaa dhimashadii oo u eg Wan Galaalan
33- Dabkiinu waa hal qayb oo ka mida todobaatan qaybood oo Naarta Jahanama ah
34- Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun
35- (Ilaahay wuxuu tusaale u keenay jid toosan
37- {waan idin waydiindoonaa maalinta qiyaamaha nicmooyinka Ilaahay idinku galadaystay}
