إعدادات العرض
Ilaahay casa wajala oo la rumeeyo
Ilaahay casa wajala oo la rumeeyo
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
3- Allaha lacnado Yuhuud iyo Nasaaro, qubuuraha Nabiyadooda ayey Masaajid ka dhigteen
7- Ilaahay ayaa janada gelinaaya camalkuu doono hawatee
8- qofka dhinta isagoo baryaya cid aan Ilaahay ahayn Naartuu gelayaa
9- Way halaagsameen kuwa Diinta
11- Ilaahay ma eegayo Sawiradiina iyo Xoolahiina, laakiin wuxuu eegayaa Quluubtiina iyo Camalkiina
13- Ilaahay waa u kaadiyaa Daalimka markuu qabtase ma siidaayo
15- yaan lagu dayn ratina inay ku xirnaato qoortiisa kuul iyo qardhaas toona, waana in laga wada goyaa)
21- Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda
22- kuwaasi waa duul markuu ka dhinto Qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista Masaajid
23- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
27- Ilaahay casa wajala wuxuu idinka reebay inaad ku dhaarataan aabayaashiin
34- Ibnu Aadam ayaa i beeniyey xaqna u malaha inuu i beeniyo, wuuna i caayey xaqna u malaha inuu i caayo
36- qofka xirta xirsi Ilaahay ayuu u shariig yeelay
39- , Allaha dhagarta shaydaanka ku koobay waswaas ayaa mahad leh
41- Ilaahay kama Dulmiyo muuminka Xasano Aduunka wuu ku siiyaa Aakhirona
43- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
