إعدادات العرض
Fadaa`isha
Fadaa`isha
1- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
6- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
8- Adoon baa dambaabay Dambi, wuxuu yiri: Allahayow ii Dambi dhaaf
9- Wax kastoo wanaag ahi waa Sadaqo
10- Magalayo Janada Qofka gooya Qaraabada
11- Qofka jecel in loo waasiciyo irsaaqadiisa oo loo dheereeyo cumrigiisa, ha xiriiriyo Qaraabadiisa
12- Majiro Shay Ilaahay kaga qiimo badan ducada
15- Qofka Ilaahay la doono khayr Diinta ayuu fahamsiiyaa
20- Nin Ummaddayda ka mida ayaa ilaahay ka soo dhex saarin khalqiga oo dhan maalinta qiyaame
22- Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
31- Ma idin tusaa waxa Ilaahay dambiyada ku dhaafo oo darajaada Qofka kor loogu qaado?
34- sabaqal mufariduun way hor mareen kuwa Ilaahay xusa
38- Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun
39- (Ilaahay wuxuu tusaale u keenay jid toosan
45- dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
46- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
