إعدادات العرض
Magacyada iyo Axkaanta
Magacyada iyo Axkaanta
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
2- Ilaahow ha ka dhigin qabrigayga Sanam
3- Qofkii ku dhaarta waxaan Ilaahay ahayn wuu gaaloobay ama shirki buu la yimid
8- Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa
10- Qofka u taga faaliye oo wax waydiiya salaad lagama aqbalo afartan habeen
14- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
19- Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
20- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
27- wuu liibaanay haduu ka run sheego
31- isagu maalina muu oran: Rabiyow iga dhaaf dambigayga maalinta qiyaame
35- Ilaahay kama Dulmiyo muuminka Xasano Aduunka wuu ku siiyaa Aakhirona
36- islaamtay
37- Munaafaqu wuxuu la mid yahay ri' ku wareersan laba ari dhexdood oo kolba mid aadaysa
41- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
42- Yuhuuda waa loo carooday, Nasaaraduna waa baadiyoobeen
43- dheh: laa Ilaaha Ilaa Allaah, aan kuu marag furo Maalinta Qiyaamee
45- Qofka Hub noo qaata nagama mid maaha
