إعدادات العرض
Salaada
Salaada
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
2- Salaad lama tukan karo hadii cunto la soo dhigo iyo hadii Qofku labada Nijaaso isku celinaaya
4- Ilaahow ha ka dhigin qabrigayga Sanam
8- Qofka tukada Salaada Subaxa Ilaahay magantiisuu ku jiraa
10- Qofka ka taga Salaada Casar camalkiisu wuu buray
11- Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda
12- kuwaasi waa duul markuu ka dhinto Qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista Masaajid
13- Waxaa la i faray inaan ka Sujuudo todoba Lafood
15- Allahayow adaa Salaam ah, oo Salaantu kaa timid, waad kor ahaatay, yaa Dal Jalaali wal ikraam
16- Ku tuko taagni, hadaadan awoodina fadhi ku tuko, hadaadan awoodin adigoo dhinac u jiifa tuko
17- Aadaanka Salaada ma maqashaa? wuxuu yiri: haa, wuxuu Rasuulku ku yiri: (ajiib )
18- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
21- Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
22- Qofka salaad ilaawa ha tukado markuu xasuusto, kafaaro gud kale malaha oo intaa ahayn
23- Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
24- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
25- Hadii aad maqashaan aadaanka, dhaha waxa mu'adinku dhahayo
26- Sima sufuuftiina, safka oo la simo salaada dhamaystirkeeda ayey ka mid tahay
27- Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaan ka xifdiyey toban Rakcadood
32- Allahayow kala fogee aniga iyo dambiyadayda sidaad u kala fogaysay bari iyo galbeed
36- Qofka tukada labada salaadood ee qabaw janaduu galayaaa
48- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
49- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
50- qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah
52- Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
54- Bilaalow, Salaada aqiim oo noogu raaxee
55- dadow, waxaan sidaan u sameeyey inaad igu dayataan oo barataan salaadayda
60- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu dhihi jiray Salaad kasta oo faral ah
