إعدادات العرض
Fiqiga Cibaadaadka
Fiqiga Cibaadaadka
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
3- Salaad lama tukan karo hadii cunto la soo dhigo iyo hadii Qofku labada Nijaaso isku celinaaya
5- Fidrada fiicani waa Shan: Gudniinka, xiiritaanka Bisqanta,Timaha Kilkilada
6- Gaabiya Shaarubka Garkana daaya
8- Ilaahow ha ka dhigin qabrigayga Sanam
10- Ilaahay ma aqbalo Salaada midkiin hadii waysadu ka jabto ilaa uu weyso qaato
11- Cadaygu afka wuu nadiifiyaa Ilaahayna wuu raali galiya
13- Qofka u sooma Ramadaanka iimaan ahaan iyo ajar doon ahaan waa loo dhaafaa dambigiisii hore
15- Ha caayina dadka dhintay, way la kulmeen waxay hor marsadeene
16- Qofka tukada Salaada Subaxa Ilaahay magantiisuu ku jiraa
18- Ilaahay wuxuu yiri: Ibni Aadanow wax bixi aan wax ku siiyee
21- Qofka ka taga Salaada Casar camalkiisu wuu buray
23- Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda
24- kuwaasi waa duul markuu ka dhinto Qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista Masaajid
25- Waxaa la i faray inaan ka Sujuudo todoba Lafood
27- Allahayow adaa Salaam ah, oo Salaantu kaa timid, waad kor ahaatay, yaa Dal Jalaali wal ikraam
28- Ku tuko taagni, hadaadan awoodina fadhi ku tuko, hadaadan awoodin adigoo dhinac u jiifa tuko
29- Aadaanka Salaada ma maqashaa? wuxuu yiri: haa, wuxuu Rasuulku ku yiri: (ajiib )
31- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
34- Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
35- Qofka salaad ilaawa ha tukado markuu xasuusto, kafaaro gud kale malaha oo intaa ahayn
36- Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
37- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
39- midka u dagaalama si ay kalimada Ilaahay kor u ahaato ayaa dar Ilaahay u dagaalamay
40- Hadii aad maqashaan aadaanka, dhaha waxa mu'adinku dhahayo
41- iska daa, anoo weyso qaba ayaan geliyaye
43- Sima sufuuftiina, safka oo la simo salaada dhamaystirkeeda ayey ka mid tahay
45- Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaan ka xifdiyey toban Rakcadood
52- Allahayow kala fogee aniga iyo dambiyadayda sidaad u kala fogaysay bari iyo galbeed
54- Qaabka looga qubaysto Qasliga:
58- wuxuuna ugu wayso qaatay waysadii Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-
62- Qofka tukada labada salaadood ee qabaw janaduu galayaaa
71- Kuma anaan tirin jirin boora-boorowga iyo jaalaha waxba markaan daahirsano ka dib
72- sug mudadii aad qabi jirtay dhiiga caadada, ka dibna ka mayro
78- Ilaahay markuu ku xugmiyo adoon inuu ku dhinto dhul, dhulkaas ayaa Ilaahay dan ka geliyaa
79- , aniguna waxaan ahay Damaam Binu Saclabah, Bani Sacad Bani Bakar walaalkood ah
80- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuu u wayso qaadan jiray Salaad walba
81- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee markuu weyso qaadanayo wuxuu dhaqi jiray mar mar kaliya
82- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu weysadiisa dhaqay xubnaha labo mar labo mar
86- Hadii aad maqashaan Mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo, anigana igu saliya
87- qofka Ilaahay darti Masaajid u dhisa isagana Ilaahay ayaa Janada uga dhisa mid la mid ah
89- Hadii midkiin soo galo Masaajidka ha tukado labo Rakcadood, intaanu fariisan
91- Bilaalow, Salaada aqiim oo noogu raaxee
92- dadow, waxaan sidaan u sameeyey inaad igu dayataan oo barataan salaadayda
97- Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu dhihi jiray Salaad kasta oo faral ah
100- (markuu ramadaanku soo galo cumrayso, cumrada ramadaanku xaj ayey u dhigantaaye)
