إعدادات العرض
Fiqiga iyo usuushiisa
Fiqiga iyo usuushiisa
1- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
3- Salaad lama tukan karo hadii cunto la soo dhigo iyo hadii Qofku labada Nijaaso isku celinaaya
5- Fidrada fiicani waa Shan: Gudniinka, xiiritaanka Bisqanta,Timaha Kilkilada
6- Gaabiya Shaarubka Garkana daaya
8- Ilaahow ha ka dhigin qabrigayga Sanam
10- Ilaahay ma aqbalo Salaada midkiin hadii waysadu ka jabto ilaa uu weyso qaato
11- Cadaygu afka wuu nadiifiyaa Ilaahayna wuu raali galiya
14- Qofka u sooma Ramadaanka iimaan ahaan iyo ajar doon ahaan waa loo dhaafaa dambigiisii hore
17- Xalaashu way cadahay, xaaraantuna way cadahay
18- Ilaahay wuxuu faray in shay walba loo ixsaan falo
20- Malakul Jibriil kama uu tegin inuu Jaarka ii dardaarmayo, ilaa aan u maleeyey inay is dhaxlayaan
21- Ku tufida, qardhaasta, iyo madiidadu waa shirki
22- Ha caayina dadka dhintay, way la kulmeen waxay hor marsadeene
23- Qofka tukada Salaada Subaxa Ilaahay magantiisuu ku jiraa
26- Aduunyadu waa raaxo, raaxada Aduuna waxaa u khayr badan Gabar saalixad ah
27- Ilaahay wuxuu yiri: Ibni Aadanow wax bixi aan wax ku siiyee
28- Shuruuda ugu xaqnimo badan inaad oofisaan waa tii aad ku xalaashateen Farjiga
31- Qofka ka taga Salaada Casar camalkiisu wuu buray
33- Markuu ninku masruufo Reerkiisa isagoo Ilaahay ajar kaga dalbaaya, Sadaqo ayey u noqonaysaa
35- Haku fadhiisanina qabuuraha, hana u tukanina xageeda
36- kuwaasi waa duul markuu ka dhinto Qof wanaagsani qabrigiisa ka dul dhista Masaajid
37- Waxaa la i faray inaan ka Sujuudo todoba Lafood
39- Allahayow adaa Salaam ah, oo Salaantu kaa timid, waad kor ahaatay, yaa Dal Jalaali wal ikraam
40- Ku tuko taagni, hadaadan awoodina fadhi ku tuko, hadaadan awoodin adigoo dhinac u jiifa tuko
41- Aadaanka Salaada ma maqashaa? wuxuu yiri: haa, wuxuu Rasuulku ku yiri: (ajiib )
42- Rasuulka Ilaahay nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee wuxuu nabaray khudbatul-xaajada,
43- Ma jiro Nikaax weli la'aanti dhacaya
46- Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
49- Markuu dhoho Mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar
50- Qofka salaad ilaawa ha tukado markuu xasuusto, kafaaro gud kale malaha oo intaa ahayn
51- Ninka iyo Shirkiga iyo Gaalnimada waxaa u dhexeeya Salaada oo uu ka tago
52- Balanta u dhaxaysa inaga iyo iyaga waa Salaada, Qofkii ka tagaana wuu Gaaloobay
54- nahiyey nadarka,waxuuna dhahay:((khayr makeeno, lkn bakhaylkaa wax lagaga soo saaraa))
55- Waxa ugu horeeya ee dadka loo kala xukumaayo Maalinta Qiyaamaha waa Dhiiga
56- midka u dagaalama si ay kalimada Ilaahay kor u ahaato ayaa dar Ilaahay u dagaalamay
57- Hadii aad maqashaan aadaanka, dhaha waxa mu'adinku dhahayo
58- iska daa, anoo weyso qaba ayaan geliyaye
60- Sima sufuuftiina, safka oo la simo salaada dhamaystirkeeda ayey ka mid tahay
63- Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee waxaan ka xifdiyey toban Rakcadood
71- Allahayow kala fogee aniga iyo dambiyadayda sidaad u kala fogaysay bari iyo galbeed
73- Qaabka looga qubaysto Qasliga:
78- wuxuuna ugu wayso qaatay waysadii Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-
82- Qofka tukada labada salaadood ee qabaw janaduu galayaaa
87- dhamaantiin waxaad tihiin Ilaaliye, waana la waydiin wixii la raaciyey,
92- Kuma anaan tirin jirin boora-boorowga iyo jaalaha waxba markaan daahirsano ka dib
93- sug mudadii aad qabi jirtay dhiiga caadada, ka dibna ka mayro
